X

Farmaajo waxaan leehay tii Hawiye ayaad u taag la’dahay ha gelin sheekada ictiraaf: Cali Faarax

Siyaasi Cali Faarax Cabdullahi ayaa si adag uga hadley sheekada ictiraaf raadinta sheegayna in waxan ay ku wareereen uu u Jiro inta cirku u Jiro, Farmajana uga digey haddduu faraha la galo wadahadal uu isku furayo bad kale oo aanu ka baxayn.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.