X

Xildhibanada Dhulbahante oo ka shirey shirqool Muuse Biixi ku soo qaaday

Xildhibaanada iyo wasiirada Dhulbahante ee u daacada ah maamulka Somaliland ayaa ka shirey shirqool Muuse Biixi ku soo qaaday oo laga dhigayo kuwa kaliya ee gurta hantida dadka. Xildhibaan Indho Indho ayaa sheegay in ayna haynin wax buuran oo lagu tuhmo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.