November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Farogelinta qaawan ee xukuumada Jabuuti ku hayso Awdal: WARAYSI

Waxaan shaki ku jirey in xukuumada Jabuuti e Ismaaciil Cumar Geelle (Ismaaciil fadhiid) uu farogelin qaawan ku hayo goblka Awdal. Wuxuu qayb ka yahay xaalufinta gobolka asagoo si qabiil hoose ula heshiiyay maamulka Isaaq ee magaalada Hargeysa.

Haddaba saxafiga Faysal Abroone ayaa farogelintaas ka waraystey Suldaan Cali Cabdi Magan oo xog-ogaal u ah dhaca Ismaaciil.





ARAABINEWS