13/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faroole oo soo faqay musuqa Cabdiwelli Gaas: lacagtuu dhaqaa

Madaxii hore e Puntland Faroole ayaa soo faqay musuqa Cabdiwelli Gaas sheegayna ninkii laga filaayay inu jaamacado dhigo uu lacagta ku dhaqo Garoowe. ”Waxa caadi loo dhacaa islamaha masaakiinta. Wuxuu kaloo uu qarxiyay arin uu ku sheegay nin la rabay in laga dhigo guddiga khilaafaadka.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=OfMTz1l44UQ[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS