Farshaxaniistaha weyn ee Amiin Caamir ayaa sawirgacmeedkiisa ku muujiyay arinta ka taagan gobolada Woqooyiga Somaliya oo hadda Awdal ay gooni ka ahaan doonto maamulkii la odhan jiray Somaliland oo runtii marhore burburay kuna taagnaa reer Awdal kaliya markii Khaatumo ka baxday.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS