Farxaan Xidig oo ku raaxaysanaya heesta aan maalno hashee oo 57 sano kahor marka la maqlo dadku aad ugu qiiroon jirey. Dadka Somalida ayaa hadda ku Jira xaalad ka xun midii ay ku jireen tii 57 kahor xilligii oo ay lahaayeen hal cadow oo cad hadase uu jiro cadow madow oo Somali ah oo leh caqligii 57 iyo ka xun.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay