20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fashil ku yimi xilka qaadis ay wadeen xldhibaano diidanaa wasiir Xoosh: MAQAL

Fashil ku yimi xilka qaadis ay wadeen xldhibaano diidanaa wasiir Xoosh. Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya,ayaa u baaqday Kooram la’aan maadaama ay soo xaadiri waayeen Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya si ay go’aan uga gaaraan arinta ku aadan Xilheynta wasiirka Dastuurka Soomaaliya iyada oo Maalmahaan uu jiray khilaaf u dhaxeeyay Xildhibaanada iyo Wasiirka dastuurka kadib markii Barta uu ku leeyahay twetterka uu soo dhigayay hadalo Xanaf ah.



Hoos ka dhegeyso



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS