Faysal Waraabe oo lagu yaqaanay af xumo iyo cay asagoo u haysta in dadka Hargeysa iyo Burco ku nool sidiisa waalan yihiin ayaa sh Maxamed Idiris ku tilmaamey Sheydaan. Dhalinta dhegeysanaysa ayaa ka aamusey markey maqleen waxa ka soo yeeraya caqligaabka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS