08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faysal Waraabe oo dhex mushaaxay Boorama iyadoo wali dadku ilaawin hadaladiisii qabyaaladeysnaa

Faysal Waraabe oo dhex mushaaxay Boorama iyadoo wali dadku ilaawin hadaladiisii qabyaaladeysnaa ee uu ku weeraray reer Awdal. Faysal ayaa mooda in reer Awdal lagu duufsan karo waa hooyadii Somaliland.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS