X

Faysal Waraabe oo eryay gudoomiye ku xigeenkiisa oo reer Awdal ahaa iyo sababaha

Faysal Waraabe oo eryay gudoomiye ku xigeenkiisa reer Awdal ee Cabdinaasir Buuni. Waxa loo malaynayaa in la eryay isaghoo hore loo sheegay inuu si hoose uga tirsan yahay argagixisada Shabaab oo aanu welli magaciisa ka sifeyn. Gudiga xisbiga Faysal Waraabe ayaa sheegay inay isku raaceen in xilka iyo xubinimadba laga qaado.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=7RFQLpfdTs8[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.