22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faysal Waraabe oo faahfaahiyay waxa ururada beeshu soo jeediyeen iyo Diisambar gaaladu inoo iman mayso waa ciidoodii+MUUQAAL

Hargeysa–Iyadoo ay qasan tahay xaalada ururada beesha dhexe iyo muddo kordhion loo sameeyo Siilaanyo oo hawlgaba oo isagu aan shaqo ku lahayn hawlahan socda ayaa Faysal Waraabe faahfaahiyay sida sadexdooda xisbi oo hal beel wada ah ay ku heshiiyeen. Qaarbaa Diisambar soo jeediyay markaas ayay yiraahaan war Diisambar gaaladu inoo iman mayso.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM