November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

ARAABINEWS

Faysal Waraabe oo faankii lagu yaqaanay saxaafada la soo istaagey iyo casuumad uu direy

Faysal Waraabe oo faankii lagu yaqaanay saxaafada la soo istaagey iyo casuumad uu u direy ninka Somali Itoobiyaanka ee Qalbidhagax ee maamulkii hore ee Itoobiya ku xumaynaayay dawlada Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre.


Wuxu dhinaca kale dalbadey in madaxweynaha kilinka maxkamad la soo taago. Cabdi Maxamuud ayaa laga soo xigtey inuu dadka u jirdilaayay kadib amar uu ka qabtey nin Tigrey ah oo nabad sugida u qaabilsanaa.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=RdJyyAAs8W0[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS