Faysal Waraabe oo isna dhinaciisa ku darsaday xaalada murugsan ee ka taagan maamulka beesha dhexe oo laga baqayo in jufooyinka ay isku dhacaan halkaana lagu kala tago. Faysal Waraabe ayaa sheegay in naabada la ilaaliyo si maamulku u burburin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM