X

Faysal Waraabe oo ka gubtey hadal ka soo yeeray maamul goboleedyada

ARAABINEWS

Faysal Waraabe ayaa ka gubtey hadal ka soo yeeray maamul goboleedyada Somaliya oo aan la gaban in maamulka Muuse Biixi weerar qaawan ku qaadey Puntland Soolna ka tirsan tyahay Puntland. Waan cambaaraynaya ayuu yiri Faysal Waraabe oo lagu yaqaan cayda reer Koofurka.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=T2Qpa8YEaRs[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.