X

Faysal Waraabe oo ka hadlay dhaliilaha dulhoogan diiwaangelinta ka socota Saylac iyo 1200 maalintii….

Faysal Waraabe oo ku sugan Saylac ayaa ka hadlay dhaliilaha dulhoogan diiwaangelinta ka socota Saylac halkaas oo uu sheegay in maalintiiba ay imanayaan 1200 oo qof oo raba inay is diiwaangeliyaan. Waxa dhinaca kale ay dalbanayaan in la kordhiyo waqtiga.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.