X

War deg dega: dhiigmiiratada Daacish oo 31 xasuuqdey waa halkee

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dhiigmiiratada Daacish ay xasuuqeen ugu yaraan 31 qof markii ay qarxiyeen laba qarax oo is xig xiga si ay u badiyaan dhimashada Muslimiinta. Dhiigmiiratadan iyo kuwa ku qaraabta diinteena ayaa usbuucan dilay ugu yaraan 200 oo qof Muslimiina halka dhaawacu gaarayo ilaa 400 oo qof.

Xasuuqan Daacish ayaa ka dhacay caasimada Ciraaq ee Baqdaad waliba bariga Baqdaad halkaas oo lala eegtay dadka Shiicada ee reer Ciraaq oo xilligii Sadam Xuseen ku noolaa Ciraaqiyiin.

Daacisghi iyo ururada ku qaraabta diinteena ee inta badan uu taageero Sucuudigu ayaa Shiicada diinta ka saarey sidaana dhiigooda ku xalaashaday.

Ciraaq ayaa sheegtay in asy diyaarisey weerar ay ku xoreysio magaalada ugu Woqooyiga ee Mosul oo hadda gebi ahaanba noqotey magaalo aan la garanayn.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.