01/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faysal Waraabe oo ka qayliyay ololaha dhex socda diiwaangelinta

Gudoomiyaha xisbiga UCID ayaa ka qayliyay ololaha dhex socda diiwaangelinta iyadoo Awdal ay tahay dhamaad ayna ku xigto Saaxil oo ay ka jirto colaad dhextaala maamulka Siilaanyo iyo bel ka tirsan beelaha degan Saaxil.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS