12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Faysal Waraabe oo kabaha la dulmaray Muuse Biixi: ma deyn karo

Faysal Waraabe ayaa kabaha la dulmaray Muuse Biixi oo socdaal weli u jooga gobolka Togdheer maantana weerar uu Jeneraal Caare ku qaadey deegaanka Ceel-afweyn halkaas oo weli khasaaraha dhabta ah la ogeyn.

Faysal Waraabe oo ka xanaaqay wadahadalada u socon jirey Somaliland iyo dawlada dhexe oo Muuse Biixi yiri waan joojinay oo markii horena kaliya dan ugu jirtey maamulka Somaliland ayaa ugu jawaabay

“Wadanka lagu wadimaayo caadifad ,haddaad dadka la tashan weydo waa lagaa tashanayaa Madaxweyne, wada hadaladuna go’aan qaran ayuu ahaaye mu ahayn mid qofeed, wuxuuna ku bilaabmay talo qaran oo golayaasha sharci dajintu ay ogolaadeen” ayuu yiri Faysal Cali Waraabe.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=e0GRgha4s8Y[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS