12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faysal Waraabe oo kabaha la dulmaray Muuse Biixi siyaasiyiinta dhulbahantana

Faysal Waraabe ayaa kabaha la dulmaray Muuse Biixi sheegayna in laga tashan doono haddii maamulku sidan ku sii socdo. Faysal Waraabe oo la filayay Muuse Biixi xiro aan la xirin.



Wuxuu amaanay Cali Khaliif siyaasiyiinta dhulbahante ee Hargeysa la joogana yiri waa tagsiilayaal lagu khasaaray oo aan waxba inoo soo kordhin.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=F7uKfRKOcx8[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS