21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faysal Waraabe oo ku qosley dadkii kooxda gaalayntu ku xasuuqdey Muqdisho

Faysal Waraabe ayaa si jeesjeesa ugu qosley dadkii shacabka ahaa ee kooxda gaalaynta Muslimiintu ku xasuuqdey Muqdisho isagoo yiri ”waxa ku jira Somaliland kadibna qosol ku daray. Waxaad kale oo aad maqlaysaa sacab la tumayo marka Faysal Waraabe soo hadal qaado Somaliya oo aad moodo.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS