X

Faysal Waraabe oo qarxiyay adeerow dadka beenta ka daaya aduun nama yaqaan iyo dawladna ma nihin: ARAG

Hargeysa–Faysal Waraabe oo mararka qaarkood runta ka hadla ayaa sheegay in maamul iyo dawladnimo ka fogtahay Hargeysa oo dadka been loo sheego.” meeshan dawladnimo kama jirto aduuna inama yaqaano ee yaan dadka beenta loo sheegin. Wuxuu si xun u baabiiyay qolooyinka guurtida sheegta oo uu ku sheegay kuwo is dhaldhalay oo is dhaxley.

Waxa kale oo weerar ku qaaday xubnaha Dhulbahante uga jira maamulka Hargeysa kuna tilmaamey kuwo dadkoodu necebyihiin oo aan tagi Karin dhulkooda nooma sheegi karaan wax talo waayo waxba naguma soo kordhiyaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.