22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faysal Waraabe oo qarxiyay qabyaalada Hargeysa taal oo xataa biyihii gashay iyo Samaroon wax ka suga+MAQAL

Faysal Waraabe ayaa sheegay in Saleebaan Gaal kala hadleen in aan muddo ka badan tan hadda la kordhiyay aan la kordhin. Wuxuu kaloo ka hadlay Xasan Sheekh iyo ugu dambeyn qabyaalada beeshiisa dhexe jilbaha goosatay oo xataa gashay in biyihii laysku quudhi waayo. Meel sidaasa ayay Gadabuursi wax ka sugaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS