08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faysal Waraabe oo sheegay in Prof Axmed Samatar soo galay diinta Somaliland sidaana loo soo dhaweeyay

Faysal Waraabe ayaa sheegay in Prof Axmed Samatar soo galay diinta Somaliland sidaana loo soo dhaweeyay mar uu ka hadlayay nin hore uyga ahaa Somaliland garyaqaanka guud oo hadda loo magacaabay jagada guydoomiyaha maxkamada ee Somaliya oo dhan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS