Warqad uu soo saaray Faysal Waraabe oo xisbigiisu hadda ka mid yahay kan Kulmiye ayaa uu ku sheegay in uu magacaabay ku xigeen.
Faysal Waraabe ayaa u sharaxan xisbigiisa kadib markii maamulka Siilaanyo huteelada ka xidheen Jamaal Cali Xuseen.
Warqada uu soo saaray Faysal Waraabe ayuu u magacaabay C/rashiid Xasan maxamed (Basbaas) in uu noqdo ku xigeenkiisa.
Ku xigeenada xisbiyada Somaliland ayaa inta badan loo qoondeeyay beelaha Awdal inkastoo wali aan la ogeyn qabiilka uu ka soo jeedo.
Warbixintii Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS