November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Faysal Waraabe oo xisbigiisu filayo guuldaro xooga oo Amisom dalbanaya

Faysal Waraabe oo xisbigiisu filayo guuldaro xooga ayaa Amisom dalbanaya asagoo qaba haddii Muuse Biixi loo dhiibo in dagaal sokeeye qarxayo. Muuse Biixi ayaan la fileyn inuu kuraas badan ka helo deegaanada badankooda.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS