12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faysal Waraabe oo yasay raiisal wasaaraha Somaliya: waa inan yar oo aan degmadiisa gaadheyn

Faysal Waraabe oo lagu yaqaan afku balaadhinta madaxda Somaliya ayaa yasay raiisal wasaaraha Somaliya kuna tilmaamey inanyar oo gaadheyn degmadiisa Dayniile.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS