Shirkada Faysbuug ayaa xaqiijisay inay ogolaatery in la caayi karo dagaalna looga hortagi karo dadka Ruushka ah iyo milatarigooda, waxayna ku tilmaameen mid qusaysa xiisada Yukrayn. Ruushka ayaa markiiba mamnuucay faysbuug iyo aaladihiisa kale.
Faysbuug oo lagu yaqaanay goob qoysasku ku kala war qaataan ayaa isku bedelay goob ku milantey siyaasada oo hadda si toosa uga amar qaadata maamulka Maraykanka.
”Waxay hore afka u qabteen raiisal wasaare Cabi Axmed markii Maraykanku dantiisa ka waayay ayuu yiri Xuseen Warsame. Marka waxa muhiima in dalkasta samaysto aalad u gaara oo dadkiisu isku maqlaan.
Wadanka Shiinaha ayaa ah dalka keliya ee si toosa ula tartamaya sancada reer galbeedka siiba Maraykanka asago isagu leh aalado baraha bulshada ah oo u gaara Shiinaha sida Wechat oo aad u balaadhan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay