X

Ururka ka hortaga cudurada ee Afrika oo talo qaldan siiyay dalalka Afrika

Ururka ka hortaga cudurada ee Afrika ayaa talo qaldan siiyay dalalka ay matalaan ee Afrika. Ururkan ayaa amray in la isticmaalo daawo dhacday oo talaalka ah.


Khalkhalkan ayaa keenay in wadamada qaar ay daadiyeen daawooyin farabadan oo la sheegay inay dhaceen. Ururkan ayaa laga yaabay qalqalka uu geliyay Afrika.


Daawada la sheegay inay dhacday ayaa ah Astrasenika oo wadamo badan joojiyeen isticmaalkooda, inkastoo markii dambe la sheegay in dhiig guntanka lagu daro saamaynta ay daawadu leedahay.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.