Feedhyahankii weynaa ee Maxamed Cali ayaa ku geeriyooday dalkaasi Maraykanka halkaas oo uu muddo 32 sano ah uu hayay cudurka maskaxda ee loo yaqaan Parkinson. Maxamed Cali ayaa diidey in uu ka qaybgalo dagaalkii Maraykanku ku hoobtey ee uu ku qaaday Fiyadnaam kadib markii uu qaatey diinta madow Maraykanka oo la qaldo diinteena.
Maxamed Cali Cali wuxuu sadex mar qaaday feedhka culus, waxayna qoyskiisu sheegeen in feedhkaa badan uu ka qaaday xanuunka. Waxa dadkii xilligiisa noolaa xasuustaan feedh uu la galay Foreman oo laguy qabtey dalkii la oran jirtey Saiir.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay