19/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Foolxumada haweenay ciidanka Somaliland ku kufsadaeen deegaanka Tukaraq

Foolxumada gabadh lagu kufsaday deegaanka Tukaraq oo ay kuwada sugan yihiin meel u dhow ciidanka Somaliland oo taageero ka helaya maleeshiyada Dhulbahante ee ka yimi Laascaanood. Kufsigan ayaa waxa gaystey maleeshiyada Somaliland u jooga Tukaraq, waxana muuqaalka si hoose uga duubey ehelada haweenaydan xaaska ah.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS