11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Foosiya Yuusuf x Aadan oo furatay xisbi wadani oo la magacbaxay xisbiga qaranka ee dimoqradiga

Raiisal wasaare ku xigeenkii hore ahaydna wasiirkii arimaha dibeda Foosiya Yuusuf x Aadan ayaa Muqdisho ka furatay xisbi wadani ah oo la magacbaxay xisbiga qaranka ee dimoqradiga NDP. Madasha furitaanka ayaa waxa kma soo qaybgalay masuuliyiin badan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM