X

Fowdada ka taagan Somali galbeed iyo hooyo beer loo xukumey wellina lagu haysto

Waxay u muuqata in maxkamadaha Mustafe Cagjar ayna shaqaynayn kadib markii hooyo loo xukumey beer wellina lagu haysto weliba loogu daray in laga gubo motoorkii geedihii muuska ahaana laga jarjaray. ”Ani waxa ii markhaati furaya Somali oo dhan qabiilna ilama socdo ayay tiri dhibane Faadumo Cabdi.


Wiilkeeda oo is lahaa fowdo Somaliya ku sheeg ayaan u muuqan halka uu joogo ee uu saxaafada kula hadlayaa inay tahay Somli galbeed cadaaladna u ka heli waayay.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.