November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Gaadhi xamuula oo xabxab sidey oo ku rogmaday deegaanka Xoorey iyo khasaare soo gaadhey

Baki–Deegaanka Xoorey ee Baki ayaa waxa ku rogmadey gaadhi uu ka buuxo Xabxab ama Qare oo sida la sheegay u soo socday Boorama. Ninka uu gaadhigu ka rogmaday ayaa sheegay in masuubadu muddo ka maqnayd hadase ay qabsatay uuna sheegay ninka iska leh in ay dhowr jeer uga digeen wadada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM