Waxa duleedka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari tuban gaadiid farabadan oo ay saaran yihiin dad Raba inay ka xagaa-baxaan kuleylka xeebta oo xilligan gaaraya heerkulkii ugu sareeyay. Magaalooyinka xeebaha ee dalka min Saylac ilaa Raaskambooni.
Dadka awooda inay ka baxsan karaan kuleylka ayaa inta badan aada baadiyaha ama magaalooyinka kale ee gudaha dalka. Xanibaadan duleedka Boosaaso ayaa timi ayadoo roobab ay gooyeen buundo laakiin maamulku ku fashilmey inuu u dayactiro muddo hore.
‘Adeer waxa gawaadhidu ku xaniban yihiin wadada labadeeda dhinac mana filayo inay wax Kala soconayaan waayo meesha maamul horusocoda kama jiro ayuu yiri oday ay la socdaan qoyskiisa oo Ku xaniban goobta.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay