November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Gaana iyo Ivory Coast oo u soo baxay wareega sadexaad kadib markay garaaceen xulalka Gini iyo Aljeeriya

Ciyaarihii koobka Afrika ayaa maraya meel aad u xiiso badan iyadoo ciyaarihii caawa ay labada xul ee Gaana iyo Gini ay u kala baxeen Gaana oo sadex ku hoysay Gini halka xulka Ivory Coast uu Aljeeriya ku macasalaameeyay sadex gool iyo hal.

Faalada aan ka bixinayno ciyaaraha hadhay ayay u badan tahay in Gaana iyo Ivory Coast isugu soo bixi doonaan ciyaarta kama dambeysta oo noqon doonta ciyaar xiiso badan maadaama ciyaartoyda u ciyaara intooda badan ka ciyaaraan Yurub.

Maalinta arbacada ayaa waxa wada ciyaari doona wareega sadexaad xulalka Gaana iyo Igwarootiya Gini iyo Ivorty Coast iyo Jamhuuriyada Dimoqraadiga ee Congo.

_80714865_ghananew_[1] _80714869_ghanaduo[1] _80714914_ghana___[1] _80716093_ivorycoastafp[1]

ARAABINEWS