11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gaari ay gubeen dhiigmiiratada shabaab oo la’yahay dadkii saarnaa

Dhigmiiratada shabaab ayaa gubey gaari maraayay deegaan hoos taga shabeelaha dhexe halkaas oo welli la raadinayo dadkii saarnaa gaarigaas. Gaarigan ayaa watey dad masaakiina oo xoogsato ah.



Qaar ka mid ah dadka degaanka oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in 3 qof oo gaariga la socda aanan war laga heynin. Waxaana dansan taleefanadooda gacanta.



Waxa dhinaca kale jira dagaal beeleedyo lagu hoobtey oo ka socda deegaano hoostaga Warshiikh. Si kastaba ha ahaatee dadkaan argagixisadu  weerartya ayaan maamulka Hirshabeelle weli ka hadlin.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS