13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gaas iyo C/kariin Guuled oo markale lagu heshiisiiyay Gaalkacayo yaase joogey yayse u mahadceliyeen

Labada Madaxweyne ayaa ku heshiiyay in Xabada la joojiyo lana adkeeyo Heshiiskii dhawaan ay ku gaareen dalka Imaaraatka Carabta, waxaana labada dhinac isku afgarteen adkeeynta heshiiskan maanta la gaaray.

Kulanka waxaa dhax dhaxaadinayay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, waxaana labaa dhinac dhax maray kulamo albaabada ay u xirnaayeen oo looga hadlayay dagaalka Gaalkacyo.

banli_4[1] banli_3[1] banli_1[1]

Halkan ka Aqriso War-murtiyeed laga soo saaray Heshiiskan

qodo

banli_1

banli_2

banli_3

banli_4

banli_5

banli2

banli_6

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS