Gabadh Somaliyeed oo ardayad ka ah dalkaasi Masar gaar ahaan jaamacada Kurdufaar ayaa ceel Ku dhacday sida wararka laga helayo halkaasi sheegayaan.
Ceelka ay gabadhu Ku dhacday ayaa Ku dhexyaalay jaamacada waxayna sida la sheegay ka soo qaadanaysey biyaha waysada.
Gabadhan oo aan magaceeda la sheegin ayaa loola cararay isbitaalka kadib markii ay ceelka Ku jirtey saacad.
Ceelka Ku yaal jaamacada ayaa afbanaanaa waxana la sheegayaa in ay arki waydey.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay