10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gabadh dhalinyara oo hooyo ah oo u jeesatay wax soo saarka dalkeeda

Ayadoo badeecada dalkeena yaala ay boqolkiin=ba 80 tayadoodu aad u xuntahay inta badana laga qaado xanuuno siiba caruurta iyo dadka waaweyn, ayaa gabadh ka mida kuwa dalka uga baxay waxbarashadeeda ay ku dhaqaaqday inay hoos u eegto wax soo saarka dalka kadibna isku darto cuntooyinka dalka dibna u iibsato.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS