X

Gabadh indha la,aan ku dhalatay oo Boorama u timi aqoon raadis iyo soo dhaweyn ay ka heshay+MUUQAAL

Boorama 05 Jan 2015–Gabadh indha la,aan ku dhalatay ayaa Boorama u timi cilmi raadis waxana soo dhaweyn ay ka heshay madaxa jaamacada Camuud Prof Saleebaan oo sheegay inay diyaar u yihiin wixii aqoona e ay hayaan inay u sii gudbiyaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.