21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gabadh ka soo dhacdey dabaqa huteel ku yaala Muqdisho

Gabadh ayaa soo dhacdey dabaqa huteel ku yaala Muqdisho oo si aada looga naxay. Gabadhan ayuu soo gaarey dhaawac aad u xun. Dad goobjoogeyaala ayaa ka waramay sida wax u dhaceen.



Waxa kadfib loola cararay isbitaalka ugu dhow halkaas oo lagu daawaynayo. Ciidamada Amniga oo goobta gaaray ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay in uu watay gabadhaasi.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS