Gabadh ayaa soo dhacdey dabaqa huteel ku yaala Muqdisho oo si aada looga naxay. Gabadhan ayuu soo gaarey dhaawac aad u xun. Dad goobjoogeyaala ayaa ka waramay sida wax u dhaceen.
Waxa kadfib loola cararay isbitaalka ugu dhow halkaas oo lagu daawaynayo. Ciidamada Amniga oo goobta gaaray ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay in uu watay gabadhaasi.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS