November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Gabadh Somaliyeed oo dabaq iska soo tuurtey nolol xumo ay kala kulantey wadanka cunsuriga ah ee Austria: Waraysi xiise leh

Gabadh Somaliyeed oo sheegtay in ay ka timi magaalada ”Somaliland” ayaa u warantey idaacada codka Maraykanka una sheegtay in nolol xumo awgeed ay dabaqa iska soo tuurtey. Gabadhan noo soo tahriibtey ayaa sheegat in xerada ay ku jirto ay maamulaan isla qoxooti u dhashay Siiriya iyo Afgaanistaan ayna ka carartey laakiin la soo celiyo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM