09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gabadh Somaliyeed oo dib loogu habeeyay xubnaheeda dareenka kadib gudniin xubnaheeda lagu jarjaray+MUUQAAL

WP_20150205_002Gabadh Somaliyeed ayaa ku dhiiratay in ay gabdhaha kale hogaan u noqoto iskana daaweyso dhibka uu u gaystay caadada jirta ee gudniinka halkaas oo gabdhaha yaryar lagu dareen tiro dhaawacna loo gaysto jirkooda.

Gabadhan ayaa u yagety dhaqaatiirta takhasuska dalkaasi Maraykanka halkaas oo dib loogu habeeyay xubnaheeda dareenka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS