Waxaa aad looga cadhoodey gabadh askari u shaqeeya maamulka Muuse Biixi uu suuqa Hargeysa dhexdiisa ku garaacay. Muuqaalkaas oo dad badan aad uga gubteen. “Waxaad isweydiin kartaa hadayna suuqa maalinta cad ku badbaadeyn xagee ku badbaadi ayuu yiri Xuseen Warsame oo jooga Hargeysa.
Ilaa hadda ma jirto talaabo Muuse Biixi Ka qaaday askarigas xidhan direyskiisa ee duhurka garaacaya gabadha biri ma geydada ah ayuu raaciyay Xuseen Warsame. Xataa haday tahay xaaskiisa yaa xaq u siiyay inuu gacan u qaado.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay