November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Gabdhaha Maraykanka oo ku guuleystay koobka kubada cagta ee aduunka iyo Jabaan oo ay garaaceen

Gabdhaha kubada cagta ee Maraykanka ayaa u awood sheegtay kuwa Jabaan ciyaartii kama dambeysta ee xalay dhacday iyagoo ku garaacay 5 gool iyo 2 gool oo ay keeneen xulka gabdhaha Jabaan. Xulka Maraykanka oo lagu yaqaan ciyaar adag ayaa weeraro isdaba jooga ku qaaday xulka Jabaan,, taas oo keentay goolal is daba jooga.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM