Somalida ayaa badankoodu ka cadhoodey warka sheegaya in Xasan Sheekh ku bedeshay taageerada uu siityo Sucuudiga uu waliba ugu daro in loo geeyo gabdhaheena. Warbixin laga diyaariyay laba gabdhood iyo wasiir aan waxba ogeyn.
Baahidan badan ee dalka Sacuudiga ayaa timid kadib markii dalal badan oo ku yaala qaaradda Africa iyo Aasiya ay gabdhahoodii kala baxeen dalka sacuudiga, kadib markii ay la kulmeen tacadiyo dhanka bini’ aadmiga ahi.
Dalalka aan deriska nahay ee Itoobiya iyo Kenya ayaa iska diiday inay Shaqaale u diraan Sacuudiga kadib markii muwaadiniintooda oo ay horey ugu direen dalkaasi lagula kacay waxyaabo bini’aadminimada ka baxsan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay