15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gabdhaheenii booliiska ee Turkigu tababarka u qaaday oo dalka ku soo fool leh

Taliyaha booliska Somaliya ayaa ka qayb galay xaflad tababarka loogu soo xiraayay gabdhaheenii Turkiga qaaday. Gabdhahan oo tababar xoogan soo qaatay ayaa qayb weyn ka qaadan doona ilaalinta sharciga.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS