X

Gabdhihii ugu dambeeyay ee ka carara Sucuudiga oo hadley

Maaxa iyo Waafa waa labadii gabdhood ee ugu dambeeyay ee ka carara gumeysiga iyo wahaabiyada Sucuudigu ku hayaan haweenka dalkooda oo xataa aan loo ogolayn inay horumar yar sameeyaan ayaa ooda jabiyay. Waxa jira kumanaan gabdho Sucuudiga oo raadinaya wado ay kaga cararaan adoonsiga dumarka lagu hayo ee dalkaasi.


Caradan hadda loo yaqaan Sucuudiga looguna magac daray boqorka boobey xukunka dalkaasi sanadii 1932 ayaa ahaan jirtey goob haweenku xor ahaayeen. Hadase waxa loo geliyay maro madow afkana waa loo daboolay, waxana u dheer in xataa dukaanka wax ka soo iibsan karin, iskaba dhaaf wax kaloo u furane.


Dhawaan ayay ahayd markii loo ogolaadey inay gaari kaxayn karaan oo ay furan karaan koonto bangi laakiin waa in ay igolaansho ja heshaa waalidjeeda hadduu noolyahay haddii kale walaalkeed.

Maaxa iyo Waafa ayaa hadda jooga dalkaasi Joorjiya ee midowgii Soofiteetka, waxayba sheegeen ibay nolol xun ku noolyihiin oo ay u baahan yihiin in amnigooda la sugo. ” Waa dal iska furan oo walaaljayo noogu iman karo, waxna nagu yeeli karo.


Raxaaf ayay ahayd midii isku xirtey huteel ku yaala Tayland ayadoo diidey inay la hadashi walaalkeed oo ja yaraa oo had iyo jeer dila kana dhigey adoomad.

“Mushkilada jurta ayaa ah dal ma dhaqaaqo marka qayb ka mida bulshadiisa oo muhiima uu takooro ayuu yuri Cilmi Faarax oo Riyaad jooga waana waxa kalifaya gabdhahaan inay cararaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.