Waxa ciidasnka nabadsugida ku guulaysteen inay gacanta ku dhigaan askari gacan ku dhiigle oo diley qof shacaba kadibna geesinimadi uu ku diley ku joogi waayay oo cagaha wax dayay. Waxa aad laysku weydiinayaa in waajibka diineed lagu fulin doono iyo in kale.
Taliya guutada 13-aad qeybta 21aad Gaashaanle Cabdiraxmaan Macalin Maxamuud (Timadheere) ayaa u mahadceliyay taliska Nisa ee ku guuleytay inay gacanta ku dhigaan gacan ku dhiiglaha baxsadka ah.
Gacan ku dhiiglahan ayaa dilka ka gaystey Beledweyne wuxuuna u soo baxsaday Dhuusamareeb halkaas oo ciidanka nabadsugidu waajibkooda ka guteen.
Wada shaqayn ayay ku timi in askarigan gacanrta lagu soo dhigo ayuu yiri taliyaha ciidanka ee guutada 21-naad oo hadda soo kobcaysa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay